home All News open_in_new Full Article

Wasiirka Isgaarsiinta Somaliland “Madaxweyne  Cirro laguma canaanan karo imaanshaha Xamse Cabdi Barre”

HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Isgaadhsiinta Maamulka Somaliland Jamaal Maxamed Jaamac Cashuur ayaa si ka duwan madaxdii hore ee maamulkaasi uga hadlay arinta booqashada Ra’iisulwasaaraha Dowlada Soomaaliya  Xamsa Cabdi-Barre  ee Magaalada Laas-caanood. Wasiirkaan oo ka yara degan kuwii hore islamarkaana u muuqda siyaasi xaqiiqada cagta saaray ayaa daboolka ka qaaday in Magaalada Laas-caanood ay gacantooda ka baxday sanadkii […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2537576257
Add Watch Country

arrow_drop_down